Thursday, April 18, 2024

Xildhibaano ka digay in xukuumad noocii hore oo kale ah la soo dhiso “Warsaxaafadeed”

Xildhibaanada ku midoobay Golaha “Badbaadada Qaranka” ayaa soo dhoweeyay go’aankii Ra’iisal wasare Cumar C/rashiid dib ugala noqday golihii wasiirada ee uu magacaabay 12-kii Bishan, waxayna ka digeen in xukuumad noocaasi ah oo aanay ka dhex muuqan rajadii laga qabay uu soo dhiso Ra’iisal wasaaraha.

WARSAXAAFADEEDKA XILDHIBAANADA KA AKHRISO HOOS

warsaxaafadeed

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON