Wararka laga helayo magaaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Maxkamad ku taalla magaaladaasi ay xukun ku diray weriy C/maalik Muuse Coldoon.

Iyadoo maxkamad la soo taagay Saaka ayaa dacwadii xeer ilaalinta Somaliland ku soo oogtay weriye C/Maalik Muuse Coldoon kusoo  lagu eedeeyay inmuu u gefay madax bannaanida Somaliland.

Weriye C/Maalik ayaa Garsooraha Maxkamadda Haregeysa  ku dhawaaqay in lagu riday xukun Labo Sano oo Xabsi oo uu ku muteystay isagoo Muqdisho u tagay ka qeybgalka iyo taageerada Madaxweyne Farmaajo.

Weriyaha ayaa xirnaaa tan iyo aakhirkii Bishii Febraayo, iyadoo laga qabtay garoonka Diyaaradaha ee Cigaal isagoo markaas ka laabtay magaalada Muqdisho.

Goobjooge.com