Sunday, September 8, 2024

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay hindise sharciyeedka La-dagaalanka Argagixisada

Golaha wasiirada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shirkoodii Khamiislaha ahaa ee maanta ku ansixiyay HINDISE SHARCIYEEDKA LA DAGAALANKA ARGAGIXISADA oo Wasaaradda Ammmaanka ay hor geysay Golaha Wasiirada, sharcigan oo loogu talo galay in awoodo dheeraad ah lagu siiyo hay’adaha amaanka.

GOLAHA WASIIRADA XUKUUMADDA SOOMAALIYA
GOLAHA WASIIRADA XUKUUMADDA SOOMAALIYA

Shirka Golaha wasiirada oo weli socda ayaa waxaa shir guddoominaya Ra’iisal wasaare ku xigeenka Maxamed Cumar Carte. Sharcigan ayaa in muddo ah ku dhex meereysanayay Golaha wasiirada waxaana uu ka kooban yahay 36 qodob oo ay ku qeexan yihiin noocyada dadka loo aqoonsanayo argagixiso iyo denbiyada lagu soo oogayo hadba heerka ay gaarsiisan yihiin.

Golaha Baarlamaanka ayaa lagu wadaa in xeerkan loo gudbiyo si ay uga doodaan, una ansixiyaan, qodob ka mida haddii aanu hindise sharciyeedkan idin soo qaadno hoos ka akhri

Ad

Argagixiso

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

- Advertisement -

 

[ad name=”HTML-6″]

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON