Friday, April 26, 2024

DEGDEG: Dagaal ka dhex qarxay Alshabaab & ciidamada dowladda ee Gobolka SH/Hoose

Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa weerar xoog leh saaka ku qaaday xarumaha Alshabaab ee ddegaano ka tirsan Gobolka Shabeelada Hoose.

Weerarka ayaa ka socda degaanka Janaalle, gaar ahaan tuulooyinka Buufow iyo Kabtanlaas ee Gobolka Shabellaha Hoose oo ay saldhigyo ku leeyihiin Alshabaab kadib dagaal dhowr jiho ah oo ay ku soo qaadeen ciidamada dowladda.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya madaafiic iyo hubka waaweyn la is weydaarsanayo, waxaana dadka degaanka ay sheegeen inay goobahaasi ay ka qaxeen.

Ad

Alshabaab ayaa maamula  Buufow iyo Kabtanlaas oo al sheegay inay yihiin meelaha ay Shabaabku kasoo abaabulaan qaraxyada iyo is miidaamiyeyaasha.

La soco faafhaahinta..

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON