Thursday, April 18, 2024

DAAWO SAWIRRO: Olole Deeq ururin loogu magac daray ‘لأجلك_يا_صومال’ oo ka bilowday dalka Imaaraadka

Olole balaaran oo deeq loogu ururinayo Soomaaliya ayaa ka bilowday dalka Imaaraadka Carabta kadib markii madaxda dalkaasi ay ku dhawaaqeen in degdeg Bisha Cas ee dalkaasi u howlgasho.

Ololaha ayaa loogu magac daray ‘لأجلك_يا_صومال’ ayay bisha cas ka dhaqaajisay dalkaasi oo dhan waxaana lagu doonayaa in lagu ururiyo lacag dhan 100 Milyan oo Dirhan.

Hay’ad samafal oo raacsan dhaxal sugaya Imaaraadka Sheekh Maxamed Bin Raashid ayaa ku deeqday 5 Milyan oo Dirham, waxaana xowli ku socda iyadoo Soomaaliya ka howlgasho Bisha Cas ee Imaaraadka.

Ad

DAAWO SAWIRRO

- Advertisement -

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON