Friday, April 19, 2024

C/Weli Gaas oo maanta Khudbad ka jeedinaya Shirka Amniga Afirka ee Bahirdar Itoobiya

Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) oo ka qeyb galaya shirka 6aad ee Amniga Afrika ayaa khudbad ka jeedinaya shirka.

Madasha Tana High-Level Forum on Security in Africa, waxaa sanadkan ka baaqday madaxda dowladda Soomaaliya, iyadoo C/weli Gaas oo khudbad ku leeyahay, isla markaana ka qeyb galay shirkii sanadihii hore.

Wafdiga Madaxweynaha Puntland ee ka qeyb galaya shirkii sanadlaha ahaa ee Madaxda Shir Madaxeedkii 6-aad ee Madasha Sare ee Amniga Qaaradda Afrika (Tana High-Level Forum on Security in Africa) ee lagu qabto magaalada Bahardaar, ayaa gaaray halkaasi habeenkii Jimcaha.

Ad

Shirka ayaa maanta lasoo gabagabeyn doonnaa waxaana inta badan ka qeyb gala Aqoonyahanno iyo madax hore, iyadoo lagu xuso doorkii Ra’iisal wasaarihii hore ee Itoobiya Meles Zenawi ku lahaa Afrika.

H.E. Abdiweli Mohammed Ali, President of Puntland State, Somalia H.E. Abdiweli Mohamed Ali is a Somali American economist, professor and politician. He served as the Prime Minister of Somalia from June 2011 to October 2012, and briefly afterwards as an MP in the newly formed Federal Parliament. During his time as Premier, Ali is credited with having devised the formal “Roadmap for the End of Transition”, a political process that provided clear benchmarks leading toward the establishment of permanent democratic institutions in the country. On 8 January 2014, he was elected the 5th President of Puntland.

Shirkii Amniga Afrika oo lagu soo gabagabeeyay Bahir Daar, Itoobiya [SAWIRRO]

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON