Friday, April 19, 2024

Beesha caalamka oo Muqdisho ka bilowday ololaha diyaargarowga Shirka London [Sawirro]

Olole loogu diyaar garoobay shirka weyn ee arrimaha Soomaaliya, kana dhici doona magaalada London ayaa ka bilowday magaalada Muqdisho.

Kulan ay ka qeyb galeen beesha caalamka iyo dowladda Federaalka ayaa maanta looga dooday u diyaargarowga shirka London iyo arrimaha amniga, siyaasadda iyo dhaqaalaha.

Kulanka waxaa shir guddoominayay Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed iyo wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya Michaeal Keating iyadoo ay ka qeyb galeen safiirada caalamka, UN-ka iyo Midowga Afrika.

Ad

Howsha ugu weyn ee lagu howlan yahay Muqdisho ayaa noqotay shirka London, waxaana socda diyaariyinta qorshihii shirka iyo ka qeyb galayaasha.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON