Thursday, April 18, 2024

XOG: Ganacsatada Muqdisho oo ku dhegan Xeer ilaaliyaha Qaranka [Maxaa lagu heystaa?]

Ganacsatada Muqdisho ayaa si weyn uga carooday hanjabaad iyo aflagaado kasoo gaaray xeer ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir.

Xeer ilaaliyaha ayaa khudbad uu ka jeediyay Dekadda Muqdisho xilli lasoo bandhigay Daawo iyo Bagaash dhacay oo Konteenar ay ku jiraan lagu qabtay dekadda ku canaantay Ganacsatada haddalo qayaxan isagoo amar ku bixiyay in tallaabo laga qaado.

Midowga Ganacsatada Muqdisho ayaa ku doodaya in Xeer ilaaliyuhu raaligelin ka bixiyo qadafka uu kula kacay ganacsatada iyagoo sheegay in dadka leh daawada iyo bagaashka lagu qabtay Dekadda ee waqtigoodu dhacay aanay ahayn ganacsato.

Ad

Waanwaan laga dhex waday labada dhinac ayaa  lagu hakiyay shir jaraa’id oo ay doonayaan inay ganacsatadu ku caddeeyeen arrintan, waxaana Xereeilaaliyaha lagu eedeeyay inuusan waxba hubsan.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON