Xaflad lagu soo dhoweeyay madaxweynayaasha maamulka Galmudug iyo Jubba C/kariin Xuseen Guuleed iyo Axmed Madoobe ayaa xalay lagu qabtay magaalada Jigjiga ee xarunta ismaamul goboleedka Soomaalida Itoobiya.
Xafladan waxaa soo agaasimay maamulka Kilinka Shanaad ee Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar, oo sheegay in caddowga kaliya ee Soomaalidu leedahay uu yahay Al Shabaab, loona baahan yahay in si adag loola dagaalamo.
Madaxweynayaasha Maamulada Jubbaland iyo Galmudug oo ayaa si weyn uga mahad celiyay soo dhaweynta Jigjiga loogu sameeyay
Ad
DAAWO SAWIRRO
- Advertisement -
Goobjooge.com
Warar Xul ah