Friday, April 19, 2024

Safiirka Mareykanka ee Somaliya: “Alshabab ayaa lagu dilay duqeyntii Gaalkacyo..” [DHAGEYSO]

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Stephen Schwartz  ayaa ku adkeystay in duqeyntii Mareykanka ee Bariga Mudug lagu dilay maleeshiyo ka tirsan Alshabaab.

Safiirka oo wareysi VOA-da ayaa sheegay in Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka ay xaqiijisay in weerarkaasi lagu dilay xubno ka tirsan Alshabaab, wuxuuna caddeeyay in xuduudka u dhaxeeya Puntland iyo Galmudug ay ka howlgalaan Alshabaab.

DHAGEYSO SAFIIRKA

Ad

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON