Friday, April 19, 2024

Ra’iisal Wasaare ku xigeenkii Waqooyiga Kuuriya oo lagu daldalay Qori lidka Diyaaradaha ah

Wararka laga helayo Waqooyiga Kuuriya ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaare ku xigeenkii dalkaasi tooagasho lagu dilay.

Sida ay baahisay dowladda Koonfurta Kuuriya ayaa sheegaya in bishii hore uu dhacay dilkan oo lagu fuliyay amarka madaxweynaha dalkaasi ee da’da yar oo lagu yaqaan amarrada adag Kim Jong-un.

Mas’uulka la dilay ayaa lagu magacaabaa Kim Yong-jin oo ahaa mid ka mida ra’iisal wasaare ku xigeenada dalkaasi isla markaan hayay xilka wasiirka Waxbarashada.

Ad

Sharaxaad badan lagama bixin sababta loo dilay mas’uulkan sare, waxaana la sheegay in lagu toogtay Qori lidka diyaaradaha ah.

Wararka laga helo Waqooyiga Kuuriya ayaa ah kuwo aad u yar, waxaana shaacisa wasaaradda midnimada ee Koonruta Kuuriya oo mararka qaarkood wararka ay shaaciso ay been noqdaan.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON