Thursday, March 28, 2024

Musharax ololihiisa xilka Madaxweynaha ka bilaabay Gobollada Dalka [Sawirro]

Mid ka mida musharxiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa ololihiisa ka bilaabay socdaallo uu ku marayo gobollada Dalka.

Jibriil Ibraahim Cabdulle oo hore u ahaa madaxa Hay’adii CRD, dhwoaanna isu taagay xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa gaaray  magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koofur Galbeed.

Waxaa musharaxa soo dhoweeyay taageerayaal loo diyaariyay, isagoo hore u balan qaaday inuu tegi doono gobollada dalka, halkaasi uu ka shaacin doono qorshihiisa.

Ad

Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa loo arkaa musharax ka socda ururadda Bulshada, waxayna isku heyb yihiin madaxweynaha xilka ka degaya Xasan Sheekh Maxamuud, dad badan ayaa u arka fursadda musharaxan ayay yar tahay marka loo eego musharaxiinta badan ee u loolamaya xilka.

jabriil-bayjabriil-bay1jabriil-bay2Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON