Thursday, March 28, 2024

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug: “Puntland ayaa mas’uul ka ah dagaalka Gaalkacyo..” (Dhageyso jawaabta C/weli Gaas)

Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carrabey) ayaa jawaab ka bixiyay hadal shalay kas oo yeeray madaxweynaha Puntland C/weli Gaas.

Maxamed Cabdi Xaashi waxa uu sheegay inay beesha Caalamka iyo Dowlada Fedraalka ay u caddeynayaan inay Puntland mas’uul ka tahay ayna wado dagaalka ka socda Gaalkacyo, markii ay diiday fulintao Heshiisyadii horay looga gaaray Colaada Gaalkacyo.

“Puntland waxay isku dayeysaa inay dagaalka Gaalkacyo u rarto meel aanu jirin, iyadoo ku cambaareysa dagaalka Gaalkacyo dowladda Federaalka, marna Shabaab ku sheegeysa, arrimahaas oo dhan waxay caddeynayaan inaysan jirin rajo ay nabad ku imaan karto..” ayuu yiri Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo si cad u sheegay in dagaalka Gaalkacyo wixii ka dhasha oo cawaaqib xumo ah ee ka yimaada ay qaadeyso Puntland.

Ad

DHAGEYSO CODKA MADAXWEYNE KU XIGEENKA GALMUDUG

Maxamed Xaashi2

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON