Thursday, May 2, 2024

Guddoomiyaha Barlamanka oo amar culus kusoo rogay Xildhibaanada

Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan ayaa amar culus kasoo saaray xildhibaanada Baarlamaanka ee ka maqan kulamada Baarlamaanka.

Prof. Jawaaari ayaa kulankii Baarlamaanka ee maanta ka sheegay in la joojiyay wixii safarro ahaa ee  xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay ku aadi jireen dalka dibadiisa inta ka hartay kalfadhiga hadda socda ee ugu danbeeya kalfadhiyada Baarlamaanka.

Amarka Guddoomiyaha Baarlamaanka ayuu sabab uga dhigay inay Baarlamaanka u yaallaan howlo badan waqtiguna ku yar yahay, Wuxuuna intaas ku daray in wixii maanta ka danbeeya aysan jiri doonin in xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka aanu u safri karin dibadda , kana maqnaan karin shirarka Baarlamaanka.

Ad

Goobjooge.com

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON