Friday, March 29, 2024

Dhageyso Tarsan: “Waa in xilka laga qaadaa Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ama is casilaa…”

Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa ku baaqay in xilka laga qaado Guddoomiyaha mas’uuliyiinta Bankiga Dhexe ee Soomaaliya.

“Bankiga lacag lagama xadi karo, suuragalna maaha in qof shaqsi ah lacag xado, xitaa haddii aysan mas’uuliyiinta ogeyn waa mas’uuliyad darradooda waana in xilka laga qaadaa gudoomiyaha, ku xigeenkiisa iyo mas’uulyiinta, haddii ay is casili waayaana waa in dowladdu casishaa oo xilka ka qaadaa…” ayuu yiri Mudane Tarsan oo ka hadlayay fadeexada lacagta laga xaday Bankiga Dhexe ee Soomaaliya.

Tarsan ayaa is weydiiyay sida loo aamini karo Banki guddoomiyihiisii uu sheegayo in lacag laga xaday?, wuxuuna dalbaday in mas’uuliyiinta Bankiga loo xirxiraa arrintan.

Ad

Dhageyso Tarsan

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON