Thursday, April 18, 2024

DAAWO SAWIRRO: Galmudug oo soo Bandhigtay Maxaabiista laga qabtay Puntland

Galmudug ayaa Magaalada Gaalkacyo maanta ku soo bandhigtay saddex maxbuus oo Ciidamada Galmudug ay ku qabteen Dagaalka magaalada Gaalkacyo.

Saddexda askari ee lagu qabtay dagaalka Gaalkacyo ayaa la sheegay inay ka tirsan yihiin ciidamada Jubbaland kuwaasoo ka barbar dagaalamayay ciidamada Puntland.

Maxaabiistan oo saxaafadda loogu soo bandhigay Xarunta Taliska Ciidamada Booliska Galmudug ee Gaalkacyo, waxay sheegeen inay u dhasheen Jubbaland kana barbar dagaalamayaa Maamulka Puntland, iyagoo saddex Diyaaradood ee Ciidan ah ay keeneen Garoonka Gaalkacyo.

Ad

Qaar kamid ah Maxaabiista oo hadlay ayaa ka Codsaday madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe inuu naftooda badbaadiyo.

DAAWO SAWIRRO

maxaabiis-1maxaabiis-2

- Advertisement -

Dhageyso codadkooda

Goobjooge.com

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON