Friday, April 19, 2024

Ciidamada Puntland oo qabtay Gaadiid sida dad ka qaxaya Magaalada Gaalkacyo

Ciidamada Puntland ee magaalada Gaakacyo ayaa xirxiray darawallada gaadiid gaaraya 12 oo magaaladaasi ka daadgureynayay dad barakacayaal ah.

Gaadiidkan ayaa lagu eedeeyay inay barakicinayeen dadka iyagoo magaalada ka dhigay meel dagaal  ka qarxayo oo ciidamada Puntland iyo Galmudug ku dagaalami doonaan.

Gaadiidkan ayaa intooda badan la qabtay iyagoo ay saaran yihiin qoysas iyo agabkii ay wateen oo ay uga qaxayaan xaafadda Garsoor ee Gaalkacyo.

Ad

Maamulka Gaalkacyo ee Puntland ayaa  sheegay inay ka hortagayaan Gaadiidka dadka barakacinaya, waxaana amar lagu siiayay ciidamada inay qabtaan gaari kasta oo sida dad qaraxaya ama alaabtooda.

Goobjooge.com

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON