23.8 C
Mogadishu
Saturday, October 1, 2016

WARKA HORE

Dowladda Turkiga oo saldhigii ugu horeeyay ee milateri ka dhisatay dalka Soomaaliya

Turkiga ayaa saldhigii ugu horeeyay ee ciidan oo ku yeelanayo Qaarada Afrika ka furanaya dhowaan...

WARARKII UGU DANBEEYAY

doorasho16

BANDHIGGA MUSHARIXIINTA 2016

NEWS IN ENGLISH

KASHIFAADDA XOGAHA QARSOON

XULASHADA

Fadeexada tababarihii xulka Ingiriiska oo saameyn ku yeelatay mas’uuliyiin cusub

Fadeexadii keentay inuu shaqada iska casilo tababarihii xulka Ingiriiska Sam Allardyce ayaa laga cabsi qabaa inay galaafato xubno oo xilal tababarenimo ka haya kubadda cagta Ingiriiska. Caddeymo...

Dhalinyaradii lagu eedeeyay Burcad badeedka oo maanta lagu Maxkamadeynayo India

Maxkamadeyntii dhalinyarada Soomaalida ee ku xiran dalka India ayaa maanta ka dhaceysa magaalada Mumbai. Dhalinyaradan oo ku eedeysan burcad badeednimo ayaa hore loo dhageystay kiiskooda,...

Xamar xilal badanaa [W/Q: Yusuf Garaad]

Dhegeheyga waxaan marar badan ku maqlay shakhsiyaad ayaga oo aan ahayn horena u noqon loogu yeerayo Madaxweyne. Mararka qaar anigaaba ka mid ah dadka...